Madaxweyne Axmed M.Islaam oo ka qayb galey kullan casho sharaf ah

118

Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa xaley ka qeygalay casho sharaf uu Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale xeebta liido ee Magaalada Muqdisho ugu sameeyay madaxda ka qeybgashay shirka madasha wadatashiga qaranka.