Degmada Balad-xaawo taliyaal xil ku kala wareegay

124

 

Munaasabad kooban oo ka dhacday Taliska Guutada 10-aad ee Qaybta 43-aad ee Degmada Balad-xaawo ayey xilka kula kala wareegeen Taliyihii Hore ee Guutada 10-aad korneyl Cismaan sh cabdi Qorax iyo Taliyaha Cusub Gaashaanle Adan Siyaad Cabdi
Munasabada xili wareejinta ayaa
Waxaana goob joog ka ahaa saraakiil ciidan oo ka socday Taliska xooga Dalka kuwaas oo uu hogaaminayey Korneyl Cadow axmed sahal sidoo kale Abaanduulaha qaybta 43-aad korneyl Rashiid maxamed cusmaan iyo sarakiil kale