Madaxweynaha Dowladda Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhow safar shaqo ku tagaya magaalada Muqdisho ee caasimada somaaliya
Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu kullumo gaara ah la qaato madaxda ugu sareysa dowlada fadaraalka ee somaaliya sida Raiisul wasaaha iyo madaxweyne Xassan Sheikh Maxamuud
Waxaa la filayaa inay kawada hadlaan arimaha doorashooyinka Jubbaland kusoo wajahan ee dhawaan la filayo inay dhacaan .