Gudoomiyaha Degmada Doolow ayaa la kulmay Hay’addaha ka howlagala Gobalka Gedo

51
Gudoomiyaha Degmada Doolow Mohamed Hussein Abdi lafeey oo Wehlinaya Gudoomiyaha Degmada Balad Xaawo Abdiasis xareed ayaa la kulmay Hay’addaha ka howlagala Gobalka Gedo.
Shirka oo u shir gudoon ka ahaa Gudoomiyaha Degmada Doolow Mohamed Hussein Abdi lafeey ayaa waxaa ka qeygalay Hay’addaha Gargaarka ee ka howlagala Gobalka Gedo.
Kulanka oo lagu gorfeeye sidii loga wada shaqeyn lahaa Arimaha Gar-gaarka ee labaada degmo ayaa kusoo dhamaaday guul iyado la isku afgartay in si Wa…

Wax badan arag