Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS kulan is xog wareysi ah Muqdisho kula qaatay madaxda dowlad goboleedyada

116
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa maanta kulan is xog wareysi ah Muqdisho kula qaatay madaxda dowlad goboleedyada HirShabeelle, Galmudug iyo Koonfur Galbeed
+7
” width=”18″ height=”18″ />
All reactions:

93