
Deegaanka Buulo-gaduud oo dhawaan la soo dejiyey dadkii kasoo barakacay fatahaadda webiga jubba ayaa hatan qarka u saaran in Deegaankas isagana gebi ahaanba laga qaxo,
kadib markii ay kusoo fataheen biyaha Webiga Jubba,
Deegaanka Buulogaduud ee waqooyiga magaalada Kismaayo waa halka dib u dajinta loogu sameeyay kumanaanka kun ee qoys ee kaso barakacay deegaanada Gosha iyo degmooyinka gobolka Jubbada dhexe oo ay saameeyeen fatahaada iyo daadadka El-Nino,






![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







