Qaar kamid ah Holwadeenada Radio kismayo oo Abaalmariin la’Gudoonsiyaay,

532

Agaasimaha kuxigeenka Radio Kismayo (Codka) Jubbland ahna ku simaha Agaasimaha Cabdullaahi Axmed Xusni ayaa qaar ka mida ah Shaqaalaha Idaacada Gudoonsiiyey abaalmarinada bilaha,

Taas oo looga golleeyaha in shaqaalaha lagu dhiirigaliyo shaqada
Kusimaha Agaasimaha ayaa bishii labaad abaalmarinaayo shaqaalaha Idaacada,Waxaana uu sheegay in la joogtayn doono si shaqada Idaacada loo dardargaliyo