
Shir deg-deg ah oo ay iskugu yimaadeen Ururada Bulshada Rayidka iyo Hogaanka dhaqanka Gobolka Gedo ayaa laga soo saaray War-murtiyeed ku aadan Xaaladaha Dalka iyo in la qabto Shirweyne wadatashi qaran oo deg-deg ah si loo badbaadiyo dowladnimada, midnimada iyo wadajirka umadda Soomaaliyeed.


![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







