wasaarada haweenka iyo xuquuqul insaanka jubbaland oo kismayo ku qaabatay kulan looga hadlayay xeerka naafada

425
Waasaradda haweenka iyo xuquuqul iinsanka Dowladda Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabatay kulan looga arrinsanaayey xeerka naafada.
Kulankan ayaa waxaa kasoo qayb galay xubno ka socday golaha wakiilada Jubbaland, guddiga xuquuqul iinsanka ee wasaaradda, ururka haweenka iyo bulshada riydka Jubbaland.
Wadatashigan ayaa socon doona muddo labo cisho ah, waxaana lagu gorfeyn doonaa xeeerka naafada iyo sidii loo turxaan bixin lahaa.