
Maxkamadda Ciidanka Jubbaland ayaa maanta u fariisatay dhageysiga garmaqalka labaad ee Eedeysane Maxamed Barkhadle Jaamac oo ku eedeysan dilka Marxuum Cabdullaahi Cumar Sheekh oo dhacay 17-dii bishii 10aad ee 2022-kii.
Dhageysiga gar-maqalka labaad ee Kiiskan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Jubbaland G/sare Cabdullaahi Maxamuud Ibraahim, Xeer ilaaliyaha guud ee Maxkamadda Nuuradiin Maxamed Khaliif, Garsooreyaal, ehelada marxuumka iyo eedeysanaha iyo Abuukaate Aadan Mahad Ibraahim

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







