Ururka dhaqaatiirta Jubbaland oo ka tacsiyeysay dilkii magaalada Gaalkacyo loogu geystay Dr. Sekeriye Cabdi Jaamac.

325
Ururka dhaqaatiirta Jubbaland gaar ahaan Dhakhaatiirta ka howlgasha magaalada Kismaayo ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy dhammaan eheladii iyo saaxiibadii uu ka baxay Dr. Sekeriye Cabdi Jaamac kaasi oo koox burcada ah ay si xaq daran ugu dileen magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug
Dhaqaatiirta ayaa codsadey in sharciga la hor keeno kuwii sida arxan darada ah dilka ugu gaystay marxuumka .