Ayax guuraya oo ku habsaday beeraha Magalada Bardheere

940

Magaalada Baardheere ee Gobalka Gedo ayaa maalinti shalay galinki Dambe waxaa so gaaray Ayaxii ugu Badnaa Abid ee Koonfurta somalia soo gaara.

Guud ahaan Bulshada Iyo Maamulka Degmadan Baardheere ayaa si wadajir ah oga hortagay Ayaxa tira badan oo soo gaaray Degaano badan oo Hoosyimaada Magaaladan.

 

Waxaa uu qaatay Dagaalka Lagula Jiray Ayaxan mudo 3 saacadood ah iyadoona Ugu dambayn lagu guulaystay Kicinta Guud ahaan Baardheere iyo Degaanada Hoosyimaada.

 

Isuduwaha Wasaarada Beeraha Dowlad Gobaleedka Jubaland ee Degmada Baardheere Saacid Abshir Cartan ayaa ka hadlay Qorshayaasha oga dagan Ladagaalanka Cayayaanka uu ka midka yahay Ayaxa.