
Deg Deg Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dib u xoreeynta Deganka ayaa la wareegay Deganka Cowsweeyne ee gobolka Gal-guduud. Maleeshiyaadka kooxda Khawaariijta ah ayaa isaga cararay Deganka kadib markii ay kawar heleen howlgalka ciidanka Xds. Taliyaha Guutada 18aad ee kumaandooaka Xds gorgor Gaashaanle Saahid Jaamac Faarax ayaa Warbaahinta Ciidamadda u sheegay in Ciidanka Xds ay haatan wadaan baaritaano ay ku xaqiijinayaan amaanka degaanka.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







