Wafdi uu hogaaminayo Xisaabiyaha Guud ee Dowlad Goboleedka Jubbaland oo maanta gaaray degmada Doolow

666
Wafdi uu hogaaminayo Xisaabiyaha Guud ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdicasiis Maxamed Xasan ayaa maanta soo gaaray degmada Doolow ee gobolka Gedo.
Wafdigan waxaa qayb ka ahaa xubno ka kala socday Wasaaradaha Maaliyada, iyo Wasaaradda Duulista Hawada waxaana Garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyay maamulka degmada Doolow.
imaashaha wafdigan ayaa daarnaa in hada wixii ka danbeeyo ay ka howgalaan dhamaan Wasaaradaha kala gadisan ee Dowlada Jubbaland degmooyinka gobolka Gedo ayna si dhamays tiran adeegyadooda u gaarsiin doona bulshada ku dhaqan gobolka Gedo.