
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daud Aweis Jama ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa cusub ee Hay’adda Horumarinta Barnaamijyada ee Qaramada Midoobay ( UNDP), Mr Lionel Laurens. Wasiirka iyo Madaxa UNDP ayaa ka wadahadley wadashaqeynta labada dhinac ee taageerada wacyigelinta bulshada, warbaahinta , dhaqanka iyo dalxiiska.



![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







