Odoyaasha Dhaqanka Iyo Waxgaradka Ku Nool Magaalada Baardheere Ee Gobolka Gedo Oo Ka Soo Horjeestay Hadal Dhawaan Kasoo Yeeray Siyaasiyiin Kasoo Jeeda Gobolka Gedo

425
Odoyaasha dhaqanka iyo waxgaradka ku nool magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa ka soo horjeestay hadal dhawaan kasoo yeeray siyaasiyiin kasoo jeeda gobolka Gedo kuwaa oo sheegay in gobolka Gedo laga aasaasi doono ciidamo u abaabulan hab beeleed
Waxgaradkan maanta ku shiray Baardheere ayaa sheegay in shacabka gobolka Gedo aysan ahayn kuwo loo adeegsado dano siyaasadeed oo gurracan, gobolkaan ay joogaan ciidamo Dowladeed oo ku filan amniga gobolka.