Madaxweyne Ku xigeenka Labaad ee Dowlada Jubbaland Oo Maanta Daahfuray Xarun Loogu talagalay Hormarinta Haweenka Degmada Kismaayo.

538
Madaxweyne Ku xigeenka Labaad ee Dowlada Jubbaland Cabdiqadir Xaaji Maxamuud ayaa Daahfuray Xarun Loogu talagalay Hormarinta Haweenka Degmada Kismaayo.
Daah furka Xaruntan ayaa waxaa ka soo Qayb galay Wasiiro,xilldhibaano, gudoomiyaha gobolka Jubbada hoose, odayaasha Dhaqanka iyo Haweenka Degmada Kismaayo.
Xaruntan oo ay iska kaashadeen Dhisitaankeeda Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Jubbaland iyo hay’adda GIZ Ayaa waxaa loogu Talagay Haweenka Barakacayaasha iyo Kuwa Baahiyaha Gaarka ah Qaba.