
Dowladda dalka Belgium-ka ayaa sheegtay in dhowaan ay Soomaaliya soo gaarsiin doonto deeq lacageed, si wax looga qabto abaaraha xoogan ee ka jira Soomaaliya.
Wasiirka dhaqaalaha iyo maalgashiga dalka Belgium-ka ayaa sheagay in dowladdiisa ay la socoto abaaraha ka jira Soomaaliya, shacabkana ay u garman doonaan.
Sidoo kale wuxuu intaas raaciyey in dowladda Soomaaliyeed ay soo gaarsiisay in dalab la xiriira abaaraha ka jira Soomaaliya, kadib kulan dhexmaray Guddoomiyaha BFS iyo kan Belgium-ka.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







