
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa ka hadlay howl-galada Ciidanka Amaanka.
Ciidamada amaanka oo maalmihii ugu danbeeyay howlgalo balaaran ka fuliyay Magaalada Muqdisho ayaa ku guulestay burburinta shabakad isku xiran oo katirsan Maleeshiyaad Al-Shabaab, Hubkii ay ku dhibaataynayeen shacabka iyo Gaadiid.
Sidoo kale ciidamada Amniga ayaa la wareegay 5-guri oo u kireys-neyd shabakadaas katirsaneyd Al-Shabaab.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







