Madaxwayne kuxigeenka Jubbaland oo shir gudoomiyey shirka golaha amniga +Sawirro

852

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa shir Gudoomiyey Shirka Golaha Amniga ee Jubbaland

Shirka ayaa waxaa ka soo qeyb galay xubna ka tirsan golaha wasiirada,Saraakiisha Ciidaamada Jubbaland.
Shirkan ayaa waxaa looga hadlayey qodobo dhowr ah oo amniga quseeya waxaana warbixino looga dhageystay taliyaasha ciidanka iyo Wasaarada amniga oo ka warbixiyey xaaladaha Amniga ee Jubbaland iyo howlgaladii ugu danbeeyey.
Markii uu shirka soo idlaaday ayaa waxaa warbaahinta uga warbixiyey qodobada ka soo baxay shirka, Afayeenka Wasaarada Amniga Jubbaland Jaamac Axmed Cali Joofane.
Madaxwayne kuxigeenka Jubbaland oo shir gudoomiyey shirka golaha amniga.
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa shir Gudoomiyey Shirka Golaha Amniga ee Jubbaland.