RW Rooble oo casho sharaf u sameeyay Xildhibaanno iyo Guddiyada doorashada

626

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa casho sharaf u sameeyay Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Banaadiriga ee dhawaan la doortay iyo Guddiyada Doorashooyinka SIEIT Banaadiriga, Heer Federaal iyo Xallinta khilaafaadka.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa warbixinno ka dhageystay Guddiyada uu la kulmay hannaanka ay u socdaan doorashooyinka dalka, kuna bogaadiyey inay dardargalinta arrimaha doorashooyinka ee dhiman.

iko