Madaxweynaha Dowlada Jubbaland aya ka qeybgalay kulan golaha wadatashiga qaran ay la yeesheen ururada bulshada rayidka

592

Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa manta ka qeybgalay kulan golaha wadatashiga qaran ay la yeesheen ururada bulshada rayidka ah oo lagaga hadlayay doorka bulshada rayidka ah ee doorashooyinka iyo sidii ay uga soo bixi lahayeen doorkooda doorashooyinka dalka.

Madaxda ayaa wali kulamo kala Duwan la leh dhamaan dhinacyada ku lugta leh doorashooyinka iyagoo dhagaysanaya talooyinka iyo aragtiyada ay ka qabaan sida ay wax u socdaan.