Jubbaland oo shaacisay doorashada kuraasta ugu horreysa ee golaha shacabka DFSBy Ismaciil Cali Cabdi - December 14, 202101347 Share on Facebook Tweet on Twitter Guddiga hirgelinta doorashada heer Dowlada Goboleed SEIT ee maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay qabashada doorashada 14 Kursi oo kamid ah 43-da Kursi ee ku Asteysan Dowlad Goboleedka Jubbaland.