Dhageeyso Barnaamij: Sidee laga doonayaa in Bulshada ula dhaqanto dadka ka xanuunsan dhimirka

930

Barnaamijka Madasha Barbaarta ee ka baxa Radio Kismaayo waxaa todobaadkan looga hadlayay mowduuc ku saabsan dadka qaba xanuunka dhimirka iyo sida wanaagsan ee la doonayo in bulshada Soomaaliyeed ula dhaqanto bulshada la nool xanuunkan, Barnaamijka waxaaq marti ku ah Xasan Cali Cabdi oo kamid ah howlwadeennada wasaaradda caafimaadka Jubbaland qeybta Dhimirka.

Hoos ka dhageeyso Barnaamijka;