Maamulka degmada buula -burde oo ka hadlay qaraxii saaka dhacay Garoonka diyaradaha degmaasi lana fashiliyay qeeb ka mid ah qaraxyadaasi

887

Ciidamada Dowlada Soomaaliya ee ku sugan Degmada buula- burde ayaa saaka fashiliyay minooyin ay kooxda alshaab damacsanaayeen in ay ku waxyeleeyaan shacabka degmadaasi

Qeeb ka mid ah hoolka Diyaradaha Degmada Buula-burde ayaana lagu xeray minooyinka qarxa

Ciidamada Amaanka ay ku guuleystay in  qaraxa qeeb ka mid ah uu san dadka qasaaro ka soo gaarin marka laga reebo in hoolka qaraxaasi uu wax yeeleeyo sidoo kale qaraxa labaad ayaa waxa ku dhawacmay sadax qof uu mid ah yahay askari ka tirsan ciidanka amniga Degmada

Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada Degmada Buula- burde  Cusmaan geedi Cilmi  oo wareysi gaar ah siyay Radio Kismayo ayaa fafaafin ka bixiyay sida ay wax u dhaceen

Abdulahi ahmed xusni ayaana wareystay