Madaxweynaha Puntland iyo mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo ka wada hadlay xoojinta ammaanka

65

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan la qaatay masuuliyiin ka socda Dowlad Goboleedka Galmudug oo ka kooban Wasiiro, Saraakiil Ciidan iyo Guddoomiyeyaasha Gobolka iyo Degmada ee Galmudug.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlaya is-xogwareysi iyo sidii loo sii horumarinlaha Iskaashiga guuleystay ee labada dhinac, gaar ahaan amniga oo si wanaagsan looga shaqeeyay.

Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Galmudug ayaa waxaa ka dhaxeeya iskaashi dhinac walba ah sida amniga , horumarka iyo is-dhexgalka bulshada