Xildhibaan Xaaji Fiilow Isaaq oo ka tirsanaa Baarlamanka Jubbaland oo ku geeriyooday Turkiga

753

Mudanahan oo ka tirsanaa baarlamankii 1-aad ee Jubbaland ayaa mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa dalka Turkiga halkaa oo lagula tacaalayay caafimaadka, balse shalay ayay qadartii u timid oo uu geeriyooday.

AUN Xildhibaan Fiilow wuxuu kamid ahaa aasaasayaashii Jubbaland.

Si aan wax badan uga go’aan ayaa taariikh nololeedkiisa ka wareeysannay Xildhibaan Shire Cabdi Maxamed oo ay ka wada tirsanaayeen Baarlamanka saaxiboo dhowna ay ahaayeen;

((Codka Xildhibaan Shire))