Wasaaradda arrimaha gudaha oo wadda dadaallo gurmad lagu gaarsiinayo dadka ay abaaraha saameeyeen ee Jubbaland

850

Wasaaradda arrimaha gudaha dowlad goboleedka Jubbaland ayaa sheegtay in ay wado dadaallo gurmad degdeg ah lagu gaarsiinayo dadka ay saameeyeen abaaraha ee gobollada Jubbaland.

Agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland Aadan Faarax Gaarane ayaan ka wareeysannay dadaallada gurmad ee ay wasaaraddu wado.

Hoos ka dhageyyso