Gudiga xuquul qul insaanka ee golaha wakiilada jubbaland oo taba bar loo qabtey Kismaayo

952

 

Gudiga xaququl adanaha ee golaha wakilada Jubaland ayaa  tababar loogu qabtay magaalada Kismaayo, tababarkaas oo  ku sabsahan xeerarka uu meelmariyo barlamaanka Jubbaland sidii ay u waafajin lahaayeen xeerarka dalka iyo kuwo heerka caalami ah.

Tabarkaan aya waxaa bixinaya xafiiska qaramada midoobey u qaabilsan Somaaliya ee magaciisa loo soo gaabiyo UNSOM   waxana uu socon doona mudo sadax bari ah ayado lo qaban doon qeeybaha kala duwan ee kabon yihin  gudiyada Barlamaanka Jubbaland .

Xogayaha guud ee golaha wakilada jubaland Mohamed abdi noor oo la hadalay radio kismayo aya ka shakeyay muhimada tabarkaan iyo ujeedada laga leyhay.

Barlamaanka Jubbaland ee dowlad gobaledka jubaland ayaa wado qorshayaal lagu hor marinayo hananka dowladnimo ee jubaland    .