Dowlada Namibia oo hakisay dulimaadyada diyaaradaha ee gudaha.

897
Xigasho CGTN Africa

Dowlada dalka Namibia ayaa hakisay dhamaan dulimadyadii diyaaradaha ee dalkaas tagi jiray 18 maalmood,Taas oo ka bilaabanaysay Arbacada shalay  Waxaana dowlada Namibia u qaaday talaabadan korarka caabuqa Covied-19.

Xanibaada saaran dulimaadyada dalkaas ayaa soconaysa ilaa bisha Sept,ilaa inta dib looga furaayo duulimadyada caalimiga ah,sida uu sheegay madaxa xidhiidhka guud ee hay’adda duulista hawada Twaku Kayofa.

“Talaabooyinkaan waxaa ay la jaan qaadayaan xayiradaha kale ee dunida sida ku xusan marxaladaha 3-aad ee ololaha looga yaraynaayo waafitaanka Covied 19”, sida uu u sheegay   Twaku kayofa.