Halkan hoose ka dhageeyso Barnaamij Diiradda lagu saarayo faa’iidada tallaalka cudurka dilaaga ah ee Corona Virus.
Haddii aad dooneeyso in aad wax badan ka ogaato tallaalka COVID19 dhageeyso Barnaamijka oo dhameystiran;
Barnaamijka waxaa soo jeedinaya C/risaaq Sheekh Maxamed Siraad (Wadani)