Dhageeyso: Barnaamij looga hadlayo Covid19 oo aad ka heli doonto Macluumaad muhiim ah

992

Halkan ka dhageeyso Barnaamij looga hadlayo saameynta cudurka Covid19, oo ay marti ku yihiin mid kamid ah culumaa’udiinka magaalada Kismaayo iyo dhaqtar wax badan ka yaqaan arrimaha la xiriira xanuunnada faafa oo uu kamid yahay cudurka Corona Virus.

Hoos ka dhageeyso Barnaamijka oo dhameystiran.