Taliyaha Ciidanka Booliska oo Isbedal ballaaran ku sameeyay taliska Booliska Galmudug

1026

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa dhammaan isbedal guud ku sameeyay Guud ahaan taliska Ciidanka Booliska maamulka Galmudug sidda gobolada iyo dhammaan degmooyinka.

Taliyaha Booliiska Galmudug ayaa loo magacaabey G/Sare: C/Kariin Xussen Macalin , Taliye kuxigeenka Booliiska Galmudug ayaa isna loo magacaabey G/sare Maxamed Nuur Cali .

Waxaa uu sidoo kale taliyeyaal cusub uu Magacaabay taliska degmooyinka Dhuusamareeb , Caabudwaaq , Hobyo , Matabaan , Xeraale iyo Balamballe.