Sheekh Shaakir oo soo saarey digniin & Farriin ku socota Beesha Caalamka

922

Madaxweynaha Galmudug Garabka Ahlusunna Maxamad Shaakir Cali Xassan ayaa ugu yeeray DFS. Dowlad Goboleedyada Beesha caalamka in ladhiso gole loo dhanyahay oo xil-saaran Federaalnimada, dimoqoraadiyada & doorashooyinka gobolada inta uu dalka helaayo xasilooni siyaasadeed oo degan.
Shiikh Shaakir ayaa Dowladda soomaaliya, Dowlad Goboleedyada Beesha caalamka waxaa uu ugu yeeray in la dhiso gole loo dhanyahay oo xil-saaran Federaalnimada, dimoqoraadiyada & doorashooyinka gobolada inta uu dalka helaayo xasilooni siyaasadeed oo degan.

Qoraalka Sheekh Shaakir ayaa sidoo kale waxaa looga digay in Ciidamada ay tababareen Wadamada Mareykanka iyo Turkiga loo adeegsado caburinta Shacabka iyo dano siyaasadeed