Taliska qeybta 21aad oo ku guuleystay in xal laga gaaro colaad u dhaxeysay labo beelood

1058

Taliska qeybta 21aad ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ku guuleytay inay soo afjaraan colaad u dhaxeysay laba maleeshiyo beeleed oo ku dagaalamay deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan,kuwaas oo kasoo kala jeeda degmooyinka Baladweyne iyo Matabaan ee Gobolkaasi Hiiraan.

Kulan Colaadaas lagu soo afjarayay oo lagu qabtey degmada Matabaan ayaa waxaa ka qeyb-galay Taliyaha Guutada 15aad ee Taliska Qaybta 21aad Janeraal Mascuud Maxamed Warsame iyo Odayaasha labada Beelood.