Madaxwaynaha Jubbaland oo kismaayo ku soo wajahan.

1610

Madawaynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Isniin ah waxaa la filayaa in uu dib ugu soo laabto magaalada Kismaayo oo uga maqnaa,Arimo shaqo .

Madaxwaynaha Jubbaland ayaa waxaa garoonka magaalada Kismaayo ku soo dhawaynaya labbada Gole ee dowlad Goboleedka Jubbaland iyo dadwaynaha magaalada Kismaayo,marka uu soo gaadho gagidda diyaaradaha ee Sayid Maxamed Cabdulle Xassan ayaa waxaa la filayaa in uu warbaahinta la hadlo.