Raalli Gelin cillad dhanka Serverka oo aan xallinnay

893

Waxaan ka raalineynaa aqristeyaasha bogga idaacadda dowlad goboleedka jubbaland cillad dhanka serverka ah oo ku timid Bogga oo aad uga barateen warar, barnaamijyo iyo xogo kale oo muhiim ah.
Waxaan dhageysayaasha u ballan qaadeeynaa in warbixinnadii iyo xogihii aad uga barateen bogga aad heli doontaan hadda wixii ka danbeeya.

Waad ku mahadsantihiin sida aad ugu xirantihiin bogga idaacadda codka Jubbaland.