Maamulka degmada kismaaayo oo dhagax dhagax dhigay xarun ay shaqayn doonto hay’adda dhulka Jubbaland.

0
1350

Gudoomiyaha degmada kismayo Ibraahim maxamed Yuuuf (Timajilic) ayaa dhagax dhigay guri ay ku shaqeyn doonaan gudiga maareynta dhulka Jubbaland.

Xaruntaan loo dayactiraayo hay’adda dhulka Jubbaland ayaa waxaa ay horay u ahayd dhul-dowladeed ,waxaana dhismahaan dhaqaalihii bixinaysa hay’adda I,O,M oo inta badan dowlad Goboleedka Jubbaland ka caawisa dayactiirka iyo dib u dhiska Xarumaha dowlad ku shaqayn lahayd .

Gudoomiyaha degmada kismayo ibraahim maxamed yuusuf timajilac ayaa ka warbixiyey mashruucan dhagax-dhiga .

Xoghaya hay’adda dhulka Jubbaland Xassan Cabdullahi Cumar(Karatay)ayaa u mahadceliyey hay’adda degmadda Kismaayo ka caawinaysa hirgalinta Xaruntaa .