
Agaasimaha wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa  kormeer ku sameeysay xarumo dhalinyarada lagu barro farsamada  gacanta.
Kormeerka Agaasimaha wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha dowlad goboleedka Jubbalnd ayaa waxaa ku wehliyey mareyaha xarumaha hormarinta santarada Jubaland  Cabdiqani Axmed.
Cabdirahmaan Cabdi Ahmed ayaa sheegay in loo bahan yahay in wax-laga badalo farsamooyinka iyo xirfadaha lagu tababaraayo dhalinyaradda Jubbaland .
Wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland ayaa dadaal balaadhan ku bixinaysa sidii loo hormarin lahaa dhalinyarada looguna heli lahaa xirfado nolashooda wax-ka badal.