Dhageyso: Barnaamij Gaar ah Oo Looga Hadlaayo Sida Haweenka iyo Dhalinyarada ay Qeyb Ooga Noqon Karaan Go’aan Ka Gaarista Siyaasada Somalia

1142

Barnaamijkaan Waxaa Fududeysay in Uu Qabsoomo Xarunta Daraasaadka Haweenka Soomaaliyeed Oo Magaceeda Loo Soo Gaabiyo (SWSC) Iyadoo Ujeedka Barnaamijkaana Uu Yahay in La Xoojiyo Codka Haweenka iyo Dhalinyarada Ee Ku Aaden Muhiimada Ka Qeyb Gal Rasmi ah Oo Ay Ku Yeeshaan Hanaanka Go’aan Gaarista Siyaasada Somalia Gaar Ahaan Jubaland.

  • Halkaan Hoose Ka Dhageyso Barnaamijka Oo Dhameystiran.