Dhageyso: Qeybtii Sideedaad Ee Barnaamijka Safarka Nabada Oo Looga Hadlaayo Sida Dowladu utaageeri Karto Dhalinyarada Ganacsatada ah.

859

Todobaadkaan Barnaamijka Safarka Nabada Waxaa Marti Ku Ahaa Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Axmed.

Cabdiraxmaan Cabdi Axmed Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Goboleedka Jubaland Ayaa Sheegay in Marka Hore ay Muhiim Tahay Dhalinyaradu in ay La Yimadaan Hal Abuur Ganacsi Ka Wasaarad ahaanna Waxa Uu Sheegay in ay dhalinyaro Badan ay Shaqo Abuur Usameeyeen ayna Siidaaan Wali.

Dhamaan Waxa uu Dhalinyarada Hal-Abuurka Leh Waxa Uu Ugu Baaqay in Hal-Abuurkoooda aysan Guryaha La Fadhinin Ee ay Bulshada Ooga Faa’iideeyaan.

  • Hoos Ka Dhageyso Barnaamijka Oo Dhameystiran.