Aqriso: Xaaf oo ku dhawaaqay golihiisa Wasiirada

0
2028

Madaxweynaha dowlad goboleedka Gal-mudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa magacaabay Golihiisa Wasiirada.

Madaxweynuhu ma uusan magacaabin Wasiir ku xigeenno.

Halkan hoose ka aqriso liiska golaha wasiirada Gal-mudug.