Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Jubbaland oo Madaxtooyada ku Qaabilay Madaxa ICRC, Kana Wada Hadlay Xaaladda Dalka iyo Saameynta Abaaraha

0
186
Gudoomiyaha gollaha wakiilada Dowlada Jubbaland ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qabilay Madaxa hay’adda ICRC Somalia Antoine Grand.
Kulanka ayaa looga hadlay xaaladaha guud ee dalka iyo sameeynta abaaraha ka jiro Guud ahaan Deegaano ka tirsan Jubaland.
Madaxa hay’adda ICRC Somalia Antoine Grand ayaa balan qaday inay door weyn ka ciyaari donaan garab istaaga Jubbaland.