
Dhagayso: Fariin ku saabsan afurka iyo cuntooyinka ugu wanaagsan ee lagu afuro, oo ay idiin soo gudbisay TAYSHA Consulting oo kaashanaysa RDI, waxaana maalgeliyey Mashruuca Cunnada Adkeysiga Cimilada ee GIZ oo taageero ka helaya Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Jubbaland.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)




