
Maxamed Axmed Ismaaciil oo loo yaqaanno Afgarashadu (Nageeye), kana mid ahaa firxadka maleeshiyaadka Khawaarijta ee ka cararay dagaalkii ka dhacay deegaanka Kudha, ayaa maanta isku soo dhiibay Ciidanka Daraawiishta Dowladda Jubbaland ee ku sugan deegaanka Buula-xaaji.
Ninkan ayaa watay qori nooca PKM ah xilligii uu isa soo dhiibayay isa soo dhiibida dhagar qabahan ayaa kusoo aadaysa xili ay maalmihii ugu danbeeyay khawaarijtu jab xoogan kala kulmeen ciidamada geesiyaasha ah ee dowladda Jubbland ..


![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







