Madaxweynaha Dowladda Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, oo magacaabay Guddiga Isu-duwidda Gurmadka Abaaraha.

0
142

Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa magacaabay Guddiga Isu-duwidda Gurmadka Abaaraha, guddigan ayaa qaabilsan hagidda, isu-duwidda iyo fulinta qorshayaasha lagu yaraynayo saameynta abaarta ee deegaanada Jubaland.