
Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa dhagax dhigay saddex wado oo laami ah, kuwaas laga dhisayo Xaafadaha Via Afmadow, Kibooro iyo Calanleey.
Wadooyinkan cusub oo dhererkoodu gaarayo shan kiiloomitir ayaa door muhiim ah ka qaadan doona kor u qaadista bilicda magaalada iyo sahlidda isku socodka bulshada.






![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







