
Taliska Qaybta Booliska Gobolka Jubada Hoose ayaa maanta magaalada Dhoobley ka furay tababar ku saabsan wada shaqeynta bulshada iyo booliska (Community Policing), kaas oo socon doona muddo saddex maalmood ah.
Furitaanka tababarka waxaa goobjoog ka ahaa Taliyaha Hoggaanka Tababarada Ciidanka Booliska, Dhame Shukri Faarax Ducaale, maamulka degmada, iyo saraakiil ka tirsan booliska Jubaland.






![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







