Wasiir ku xigeenka Wasaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland OO kulan laqaadatay Taliyaha ATMIS Sector Two Ee Degmada dhoobley

40
Wasiir ku xigeenka Wasaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha jubbaland oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda oo safar Shaqo u joogo Degmada Dhoobley ee gobolka Jubada hoose ayaa kulan laqaatay Taliyaha ATMIS Sector Two Ee Degmada dhoobley kulankaas oo diirada lagu saarayay dhawr qodob oo kala ah
1. Wadashaqeynta sector Two iyo Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha jubbaland
2. Dhismaha Garoonka kubada degmada Dhoobleey
3. Wadatashiga sharciga dhalinyarada ah oo hada Qabyo ah
Kulankaas oo saacado qaatay waxaa la isla afgartay in si wadajir ah qodobadas looga wadashaqeeyo.