Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Dowladda Jubbaland ayaa war kasoo saartay arimaha la xiriiray Shirkadda diyaaradaha ee Halla iyo duulimaadyadii deegaanada Jubaland ee uu Xayiray eedeysane Xasan Sheikh Maxamuud.